Xaalad adag oo mar kale soo wajahday buundada degmada Buulo Burde (Sawirro)

Qoysas fara badan ayaa lagu soo warramayaa inay ka barakaceen dhawr xaafadood oo ka tirsan magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, kaddib markii uu ku fatahay webiga Shabeelle ee magaaladaasi dhexmara. Buundada webiga dulmarta oo dhamaadkii sanadkii hore ay qarax la beegsadeen kooxda Al-Shabaab, dhaawacna uu gaaray ayay hadda biyaha wabigu ka dul mareen, taasina waxay … Continue reading Xaalad adag oo mar kale soo wajahday buundada degmada Buulo Burde (Sawirro)